Dowlada oo Qarash badan ku bixisay Fashilinta Banaan baxa Muqdisho laga abaabulayo

Waxaa magaalada Muqdisho laga dareemayaa cabsi la xariirta in ay ka dhacaan banaan baxyo rabshada wata oo looga soo horjeedo xaalada amaan daro ee caasimada iyo sidoo kale dilalka ciidamada u geesanayaan dadka shacabka ah. Banaan baxa abaabulkiisa socdo ayaan wali si rasmi ah loo ogeyn cida maal galineysa ama daaha gadaashiisa abaabulka ka wada, … Continue reading Dowlada oo Qarash badan ku bixisay Fashilinta Banaan baxa Muqdisho laga abaabulayo